Ogeysiis Ku Socda Dhamaan Akhristayaasha Shabakadda Warbaahinta Somaliyeed Ee All-Galgaduud Media.

0

Shabkadda Warbaahinta Caalamiga Ah Ee All-Galgaduud Media Ayaa Qorsheenaysa Barnaamij Todobaadla Ah Oo Sabti kasta Aan Idiin Soo Gudbin Donno Xafiiskenna Magaaladda Boosaso, Waxaanna Barnaamijkaasi Aan Diiradda Ku Saari Doonnaa Dhacdooyinka Todobaadkii Tagay Ka Dhacay Goboladda iyo Dagmooyinka Somaliya.

Barnaamijkaani Waa Mid Cusub Oo Qeyb Ka Ah Hormaradda Ay Sameynayso Shabakadda All-Galgaduud Media, Anaga Oo Idiin Soo Wadno Wararkele Iyo Barnaamijyo Kuwaan Ka Xiiso badan.

Waxaan Barnaamijka Bilaabi Donna Maalinta Sabtida Ah Ee Ku Beegan Baritto 28-02-2015, Waxaanna Intabadan Noosoo Jeedin Donna Wariyahenna Yuusuf Cabdi Shire, Oo Jogga Xasiiskenna Boosaso.

Ka Qeyb Qaado Barnaamijka Oo Noo Soo Dir Aragtidaadda:::E-mail:- Allgalgaduud@gmail.com Ama Soo Wac & Fariin Qoraaleed Ku Soo Dir:- 00252615760044 & +252907820440.

Mahadsanidiin: