TOP DHAGEYSO:- Khaatumo Oo Ka Hadashay Dagaaladdi ka Dhacay Saaxdheer.

0

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo Stade Axmed maxamed xasan Ayaa Faah Faahin ka Bixiyay Dagaallo Udhaxeeya Ciidanka Maamulka Somaliland iyo kuwa Khatumo Oo Ka Dhacay Deegaanno Hoostaga Dagmadda Saaxdheer,

Waxaa Uu Sheegay iney Dilaan Ciidamo Farabadan Oo ka tirsan Maamulka Somaliland, Islamarkaanna Ay Ka Gubeen Gaadiid Dagaal.

Dhankoodda Ayuu Xusay iney Kaga Geeriyooday Hal Qof Oo Uu Sheegay in Uu Reer Miyi Ahaa, Halka 5-Kalana Uu Dhaawac Soo Gaaray.

Maalmihii La Soo DHaafay waxaa Deegaanadaasi ka Dhacayay Dagallo Udhaxeya Ciidanka somaliland iyo Kuwa Khaatumo Waanna kuwo Joogta AH Sida Uu SHeegay Wasiirka Warfaafinta Maamulkaasi.

Hoos ka dhageyso Waxaanna wareysanaya Yuusuf Cabdi shire: