C/Wali Maxamed Cali Gaas oo U Duulay Magaaladda kismaayo.

0

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa saaka u amba baxay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose waxaana Uu Goordhow Ka Duulay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Garowe.

Magaalada Kismaayo ayaa ammaankeeda la adkeeyay waxaana La xiray wadooyinka muhiimka ah ee magaallo xeebeedka kismaayo.

Wasiirka warfaafinta iyo masuuliyiin kale ayaa ku wehlisa socdaalkiisa uu ku tagayo Kismaayo.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan diinkagasoo gudbindoonaa.