Daawo:- Boosaso Oo Ay Ku Soo Badanayaan Dadka Ethobiyanka Ah.

0

Waxaa Sanadihii u danbeeyay Magaalooyinka dalka Soomaaliya ku soo qul-qulaya Dad ka imaanaya Dalka aan deriska nahay ee Itoobiya, ku waas oo badankood raadinayo Shaqo iyo inay helaan Nolol ka fiican tii ay ku haysteen dalkooda.

Magaalda Boosaaso ayaa kamid ah meelaha ay aadka u soo buux dhaafiyeen shaqaalaha ka yimaada Dalaka Itoobiya.

Duqa Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay Ciidamo badan dhigeen xuduuda, si ay u Xakameeyaan Dadka Sida Sharci darada Ku soo galaya Magaalooyinka Maamulka Puntland.

Hoos ka daawo Muuqaalka: