DEG DEG : Dowlad Quwad Leh Oo Ku Dhawaaqday Inay Maraykanka Adduunka Ku Cadaabi Doonto (Tollow Waa Dowladee..?)

0

WARARKA CAALAMKA (Allgalgaduud.com) – Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa ku hanjabay inay dowladiisu si aan naxaris dara ah u garaaci doonto dalka Mareykanka.

Mr Kim ayaa sheegay in dowlada Mareykanku ay tahay cadaw aan la saamixi karin sidaa daraadeed ay ku taamayaan inay si xun ugu cadibaan Aduunka.

Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa laba Gantaal oo ah nuuca ridada gaaban ku garaacday Badda Jaban daqiiqada ka hor hadalka Hogaamiyahaani.

Dalalka Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa waxaa u dhaxeeya xifaaltan ka dhashay doolatusyo ay si wada jir ah u sameynayaan Ciidamada Badda ee Dowladaha Koofurta Kuuriya iyo Mareykanka.