Deg Deg:- Qarax Caawa Ka Dhacay Xarunta Dowladda Hoose ee Boosaso.

0

Wararka Caawa Aan Ka Heleyno Magaaladda Boosaso Ee Xarunta Gobolka Bari Ayaa sheegaya in Qarax Nooca Gacanta Laga Tuurra Ah Lagu Tuuray Xarunta Dowladda Hoose Ee Magaaladda Boosaso, Gaar ahaanna Afaafka Hore Ee Xarunta Dowladda Hoose.

Lama Oga Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Weerarka Caawa , ayadoo boosaso ay ku soo badanayeen Mudooyinkii Udanbeeyay Weeraradda Lagu Qaadayo Xarumaha Dowladda.

La Soco wixii kU Soo Kordha Haduu alle idmo.