Deg Deg:- Wada Hadalkii Turkiga Oo Bur buray iyo Wafiyadda Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabanya.

0

may

Wada-hadalladii magaalada Istanbul uga furmi lahaa ergooyinka Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa bur-buray, Sida Ay Soo Shegayaan Dad Ku Sugan Goobta Shirku ka furmi lahaa

Dowladda ayaa Somaliland ku eedeynaysa inay mas’uul ka tahay burburka wadahadallada kadib markii ay Somaliland ku adkaysatay inaysan la fadhiisanayn xubnaha ka soo jeeda Somaliland ee ku jira ergada dowladda.

Wararka Ayaa intaas Ku Daraya in Labada Wafdi Ay Dib Ugu Kala Laabanayaan magaalooyinkii Ay Ka Kala Yimaadeen ee Muqdisho iyo Hargeisa.

La soco Faah faahinta Haduu alle idmo.