(Dhagayso) Faahfaahin Qarax Lagu Dilay Taliyihii Ilaalada Canshuuraha Gobolka Mudug.

0

Waxaa Goor dhaweyd qarax lagu dilay taliyihii ilaalada canshuuraha Gobolka mudug oo lagu magacaabi jiray Duraan Cumar Geelle qaylo.

Faah faahin ayaa ka soo baxaysa qaraxa ayaa waxaa loogu xiray gaarigii uu watay taliyaha ilaalada canshuuraha Gobolka mudug mar uu marayay laamiga weyn ee magaalada gaalkacyo gaar ahaana ka soo horjeedka iskoolka yameyska .

Taliyaha ciidanka birmadka Gobolka mudug cabdirashiid xasan xaashi gabigabi oo warbaahinta la hadlay ayaa marka hore ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid taliyaha ilaalada canshuuraha G.mudug , waxa uuna sheegay in ay wadaan baaritaano la xariira falka cidii gaysatay .

halkaan kadhagayso.