(Dhagayso) Xoghayaha NUSOJ oo ka hadlay xukunkii Wariyayaasha.

0

Xog-haya Guud Ururka Saxafiyiinta Somaliyeed NUSOJ Maxamed Ibraahin Pakistan ayaa Ka Hadlay Xukunkii Shalay lagu Riday Wariyayaasha Wariyayaashii Maxkamadda Gobolka Banaadir Shalay La Soo Taagay.

Pakistan Ayaa ugu Baaqay Dowladda somaliya in Laga Yareeyo Lacagta Faraha Badan Ee Lagu Xukumay.

Hoos ka dhageyso: