(Dhageyso) Aw Libaax “hadii aan la wada tashan waan tashaneynaa”

0

Gudoomiyaha Ahlu Sunna ee Gobolada Koofur Galbeed ee Soomaaliya Sheekh Maxamed Aw Libaax ayaa ku tilmaamay Maamulka mid aysan u dhameyn Bulshada.

Waxa uu sheegay isaga oo ka qeybgalaya Shirka Garbahaareey in hadii aan la wada tashan ay iyagana tashan doonaan

Gudoomiyaha ayaa ku eedeeyay Dowaldda in ay is garab taagtay Axmed madoobe taasi oo uu sheegay in aysan aheyn dhexdhexaadnimo.

Hoos ka dhageyso: