(Dhageyso) cabsi laga qabo inuu fataho Wabiga Shabeelle ee Hiiraan.

0

Gudoomiye kuxigeenka arrimaha Bulshada Maamulka Hiiraan ayaa ka dalbaday Hay’adaha iyo Dowladda Soomaaliya in ay ka gacan siiyaan ka hortaga fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelle.

“Wabiga Shabeelle waxa uu hada u muuqdaa mid fatahi kara waayo aad buu usoo buux dhaafiyay hadii aan wax laga qaban musiibo ayaan ka dhalan karta” ayuu yiri Gudoomiyaha.

Sheekh Xuseen Cismaan ayaa sidoo kale sheegay in dib u dhis uu u baahan yahay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Dhageyso Gudoomiye kuxigeenka: