(Dhageyso) Faah faahin ka soo baxaysa israsaaseeyn Maanta Ka Dhacday Guriceel.

0

Iska Horimaad Kooban Ayaa Maanta Ka Dhacay Magaaladda Guriceel ee Gobolka Galgaduud kaas Oo Udhaxeeyay ciidamadda Ahlusunna iyo Kuwa Meel Ku Dhiganayay Alibari,

Goob Jooge Ku Sugan Guriceel ayaa sheegay in Xaaladdu Ay Tahay Caawa mid Dagan.

Hoos ka dhageyso Codka: