(Dhageyso) Heshiisyo hordhac ah oo laga gaaray colaada Guriceel.

0

Wararka ka imaanaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in heshiisyo hordhac ah laga gaaray colaada Ahlu Sunna iyo Dowladda Soomaaliya.

Wararka sheegaya in heshiiyada la gaaray ay ka mid tahay in lakala qaado Ciidamada iyo in lagu wadahadlo mudo 5 Barri ah.

Dhowr jeer oo hore ayaa lagu guuldareestay in xal laga gaaro colaada Degmada Guriceel, waxaase tan iyo markii halkaasi gaaray Wasiirka Gaashaandhiga muuqata rajo Nabadeed.

Hoos ka dhageyso: