(Dhageyso) Maamulka Cabudwaaq oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Guriceel.

0

Maamulka Degmada Caabdud-Waaq ee gobolka Galgaduud ayaa War uu manata soo saaray waxa uu ku sheegay in ay aad uga xun yihiin dirirta ku dhex mareysaa Guriceel dowladda iyo Ahlu-Sunna Waljamaaca.

Gudoomiyaha Degamadaas ee dhinaca Arrimaha Bulshada Khaliif Cabdi-Samad Cali, ayaa sheegay in ayan maranaba raali ka noqon karin Colaadaha Gobolka.

Waxa uu taageeray hadalo dhawr mar horay uga soo yeeray dadka Galgaduud, oo ahaa in ay Dowladdu ka gaabisay dejinta xiisada Guriceel.

Halkaan Ka Dhageyso: