(Dhageyso) Midowga Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Shir Heer Caalami ah.

0

Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed, ayaa markii ugu horeeysay ka qeyb galay shirka Midowga Indhoolayaasha Jaamacada Carabta, kaasoo looga hadlay dhibaatooyinka soo wajaha Indhoolayaasha ku nool dalalka katirsan Midowga Jaamacada Carabta.

Halkan ka dhagayso wareysi ay VOA la yeelatay mid kamid ah Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo shirka ka qeyb galay: