(Dhageyso) M/weyne Shariif Xasan oo Wasiir u magacaabay Madoobe Nuunoow.

0

Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa loo Magacaabay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya,waxaana uu Madoobe Nuunoow sheegay in uu ku Shaqeynayo Xilkaasi Madaxweynaha Koofur Galbeed uu u Dhiibiy.

Sidoo kale Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa dhankiisa soo dhaweeyay Magacaabista Madoobe Nuunoow Maxamed,waxaana uu sheegay in Nuunoow looga baahan yahay in uu Nabada Koofur Galbeed ka shaqeeyo.

Madoobe Nuunow ayaa kamid ahaa Dadka sida weyn uga soo horjeeday Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aadan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka: