(Dhageyso) Puntland oo walaac ka muujineysa halista Shabaab.

0

Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Mudug Axmed Muuse ayaa sheegay in Al Shabaab ay kusii xoogeysanayaan Deegaanada Maamulka.

Hadalkaan waxa uu ka dambeeyay kadib markii Sarkaal dhinaca Canshuuraha shalay lagu dilay Qarax ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

Al Shabaab iyo Puntland ayaa hada ku dagaalamaya gacan ku heynta Buuraha Goolis ama Galgala.

Hoos ka maqal: