(Dhageyso) qorshaha Maamul sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe.

0

Qorshe lagu guda galayo Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ayaa ka soconaya Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo arrintaani gadaal ka riixanaya ayaa kulamo dhismaha Maamulkaasi la xiriira la qaadanaya Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka.

Afhayeenka Guddi is magacaabay oo arrintaani ka shaqeynaya Daa’uud Xaaji Cirro ayaa sheegay in 15-ka bishaan la guda galayo dhismaha Maamulka.

Hoos ka dhageyso: