(Dhageyso) Shariif Xasan oo ku baaqay Dagaal ka dhan ah Shabaab.

0

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay Shacabka Koofur Galbeed inay kala qeybqaataan Dagaalka ka dhanka ah Kooxda Shabaab.

“Al Shabaab waa cadow cidna ma dhaafi doonaan sidaasi awgeed waxaa muhiim ah in lala dagaalamo oo laga saaro Deegaanada Maamulka oo dhan” ayuu yiri Shariif Xasan.

Hadalkaan ayaa waxa uu ka sheegay Munaasabad uu shalay ku magacaabayay qaar ka mid ah Wasiiradda iyo kuxigeenada Maamulkiisa.

Hoos ka dhageyso: