(Dhageyso) Ubax Tahliil Oo Dhaliil kala Duldhacday Madaxweyne xasan Iyo jawaari.

0

Xildhibaanad Ubax Tahliiil Warsame Oo Kamid ah Baarlamanka fedralka ah ee somaliya ayaa edeeyn kala duldgacday madaxweynha Somaliya Mudane Xasan Sheikh maxamuud Oo Ay Sheegtay inuusan waxba ka qabanin shirka maamulk usameynta goblada dhaxe, Ee Abaabulkaasi Ku Soconayo Dagmadda Dhuusamareeb Ee Gobolka Galgaduud.

Dhanka Kale Waxey Gudoonka Baarlamanka Ku Eedeeysay ineysan waxba kala socon dagaaladda Ka Dhacaya Dagmadda Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Hoos ka dhageyso codkedda: