(Dhageyso) Xildhibaan Dufle oo noqday Shaqsiga Aduunka.

0

Xildhibaan Cismaan Axmed Dufle ayaa ku guuleystay abaalmarinta shaqsiga ugu wanaagsan Aduunka taasi oo sanadkiiba mar la qabto.

Dr Dufle ayaa abaalmarinta ku muteystay dadaalka dhinaca Caafimaadka ee 20-kii sano u dambeysay uu ku bixiyay Soomaaliya xili ay dagaalo adag ka socdeen Dalka.

Dr. Cismaan Axmed Dufle
Dr. Cismaan Axmed Dufle

Dhawaan ayey ahayd markii uu ka mid noqday Dr, Dufle dadka u sharaxan abaalmarinta Nobel peace.

Hoos ka dhageyso Codka: