(Dhageyso) Xildhibaanad Khadro" Waa Khalad in la is Horfariisiyo Isla somaliland"

0

Xildhibaan Khadro Ibraahim oo ka  mid ah Barlamanka ayaa qalad ku tilmaamtay in Wada hadalka Turkiga ay Dowladda ku matalaan xubno kasoo jeeda Somaliland.

Somaliland ayaa diiday in ay la fariisato Wafdiga dowladda sababo la xiriira Afar xubnood oo kasoo jeeda Deegaanadooda oo dowladda ku matalaya wadaxaajoodka.

Xildhibaanada ayaa soo jeedisay in Wadahadalada ay uga qeybgalaan dowladda Soomaaliya xubno u dhashay Koofurta Soomaaliya.

Hoos ka dhageyso: