LIVE DHAGEYSO:- Shirkii Midnimo 2 Oo Maanta Ka Furmay Garbahaarey + Wareysi Xasaasi Ah.

0

Cabdirshiid Maxamed Ducaalle Afhayeenka Shirka MIDNIMO 2 Oo la Hadlay Warbaahinta All-Galgaduud Media Ayaa Faah faahin ka Bixiyay Shirka Midnimo 2 Oo maanta Ka Furmay Magaaladda Garbahaarey Ee Xarunta Gobolka Gedo.

Waxaa Uu Sheegay in Shirkani Uu Yahay labo Waji islamarkaanna Looga Tashanayo Aayaha Beesha Sade, Waxaa Uu Xusay in Xoogga Lagu Saari Donno Isku keenista iyo Mideynta Beesha Sade Sida Ka Muuqata Magaca Shirka.

Ugu Danbeyn Cabdirshiis Maxamed Ducaalle Afhayeenka Shirweynaha MIDNIMO 2 Ayaa Ugu Baaqay Dhamaan Waxgaradka Beesha sade iney Midoobaan Kana soo qeybgalaan shirka Maanta Ka Furmay Magaaladda Garbahaarey Ee Xarunta Gobolka Gedo, Maruu Baaq Udirayay Qurba Joogta Ayuu Sheegay in Loobaahanyahay iney Gacan weyn ka geystaan Shirkaasi.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga waxaanna Wareystay Wariyahenna Yuusuf Cabdi shire.

Goordhow Filo Sawiradda Shirka Maanta Furmay Haduu alle idmo.