TOOS U DHAGEYSO:- Sheikh Maxamed Shaakir Oo AGGM Oga waramay Heshiiskii Guriceel.

0

Wakiilka Guddoomiyaha Golaha Fulinta Ahlusuna Waljamaaca Sheekh Maxamed Shaakir Ayaa Goordhow All-galgaduud Usharaxay waxyaabihii Ugu muhiimsanaa ee laga wada hadlay Heshiiskii ay galabta Kala Saxiixdeen Dowladda iyo Ahlusunna.

 

 

 

 

 

 

Wuxunna u waramay yuusuf Cabdi shire.