TOP DHAGEYSO:- Isbaheysi Loogu magacdaray " Mucaarad" Oo Siilaanyo ka Horyimid.

0

Labada xisbi mucaarad ee Somaliland iyo madasha wadatashiga oo ah madal ay ku midoobeen qaar ka mid ah siyaasiyiin ta aan ku jirin saddexda xisbi, ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Hargeysa is-bahaysi dhexmaray oo ay u magic-bixiyeen Isbahaysiga Mucaaradka,

waxaanay soo saareen go’aamo ku saabsan aragtidooda la xidhiidha marxaladda siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho ee Somaliland. 

Hoos ka dhageyso Warbixin: