TOP DHAGEYSO:- Ugaas Taakooy " Shirka Maamul Usameynta Si Wanaagsan Ayuu ku Soo dhamaaday"

0

Ugaas Axmed Bare Cali Faarax (Taako0y) Oo Ku Sugan Gogosha Maamul Usameynta Goboladda Mudug iyo Galgaduud ee Lagu Soo gaba gabeeyay Magaaladda Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, Ayaa ugu baaqay Beesha caalamka iyo Dowladda Somaliya iney dhaqan Galiyaan Qodobaddi Ka soo baxay shirka maamu usameynta Mudug iyo galgaduud.

 

Ugaaska Ayaa sheegay in waxbadan la isku afgartay ayna isku raaceen qodobadda lagu heshiiyay dhankoodanna ay ka dhaqan galin doonaan.

Waxaa Dhuusamareeb lagu soo gaba gabeeyay shirka maamul usameynta goboladda dhaxe oo Lagu qorsheeyay in Laga Furro Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Hoos ka dhageyso:

Hoos Ka Akhriso Qodobada

som

som1

som2