DHAGEYSO:- Danjiraha Shiinaha u Fadhiya Dalkeenna oo qalab Farsamo ku wareejiyay Ururka Haweenka Qaranka.

0

Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Dalkeenna oo lagu magacaabo Warsame ayaa maanta Ururka Haweenka Qaranka ku wareejiyay Agabka farsamada Gacanta oo laagu tala galay Haweenka Danta yar.

Danjiraha ayaa Shalay booqday Magaalada Garowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland waxaana uu sida uu sheegay halkaasi shalay ku soo reebay $2,000, isaga oo maantana Ururka Haweenka ku wareejiyay 22 Computer,7 Xafiis oo ay u qalabeeyeen Ururka Hawwenka, 50 Harqaan iyo Borojegtarro.

waxaa uu sheegay in Dowladda Shiinaha ay Soomaaliya ilaa Xorriyaddii taageersay dhinacyada Waddooyinka, Dhismayaasha Muhiimka ah sida Tiyaatarka Qaranka.

hoos Ka Dhageyso: