DAAWO VIDEO:- Muwaadin u Dhashay Dalka Germalka Oo ay Heesteen Kooxaha Burcadbadeeda somalida ayaa ka war bixiyey Qaabkii loola dhaqmay.

0

Michael Scott Moore waxaa afduub u geestay Burcad-badeeda Soomaalida sanadii 2012-kii isagoo kusugan dalka germalka ayaa wxa uu ka hadlay qaabkii ay ula dhaqmeen mudada ay burcad-badeedu ay gacanta ku hayeen.

Mr. Michael Scott Moore ayaa burcad badeeda somalida waxa ay qabteyn xeebaha somaaliya xili uu la socday markab nuuciisu yahay kuwa xamulka , waxaana markabkaasi lagu magacaabaa MV Taipan, German cargo ship.

Burcadbadeeda soomalida ayaa gacanta ku heysay muwaadinkaan u dhashay dalka Germalka mudo dhan 977 maalmood, iyagoo ka dalbaday madax furasho dhan 20 Milion oo Dollar-ka mareekanka.

Weeraysi dheer oo uu maanta siiyey Tafashinka dalka Jermalka ee German TV Ayuu Kaga Sheekeeyay Wuxuu La soo Kulmay Wuxuunna sheegay in xiligii gacanta ay ku hayeen burcadku ay ugu hanjabi jireyn hadii uusan dalkiisu waydiin lacag dhan 20-million in Ay Dili Doonaan.

xiligii la qabtay ayaa Burcad badeedu waxa ay geeyeen magaalada Galkacyo ee bartamha Somaaliya halkaasoo ay kooxaha burcadku ay ku heysteen tan iyo sanadii 2012.

Muuqaal laga Soo Duubay Ninkan Ayuu Ku Dalbanayay Xiligaasi In La Bixiyo Lacagtaasi Faraha Badan Oo Kooxda Ay Ka Dalbatay.

Hoos ka Daawo Video-gii Xiligaasi Laga Soo Duubay: