TACSI: Mas’uuliyiin Ka Tacsiyeenaya Geerida Marxuum Cabdulqaadir Xaaji Maxamed Masalle.

0

إنا لله وانا إليه راجعون”  Waxaa dhawaan ku geeriyoodey Eebbe ha u naxariisto magaalada London ee dalka Ingiriiska marxuum Cabdulqaadir Xaaji MaxamedMasalle halgan dheer u soo galey dhismaha nabadgelyada qaranka xilal heer qaran ah ka soo qabtey dawladihii dalka Somalia soo maray. Dhab ahaan wuxuu ahaa muwadin oo uu ka soo qaatey horumarinta iyo xoojinta midnimada bulshada Somalia.

Haddaba anagoo ka tiiraan-yeysan geerida ku timid marxuumka, waxaan tacsi u gudbinaynaa guud ahaa ummadda soomaliyeed gaar ahaan Qoysaska reer Xaji maxamed masalle, ehelada ,qaraabada iyo asaxaabta Eebbe waxaan uga baryeynaa marxuumka inuu ka waraabiyo jannadii fardawsa, dhammaanteenna uu naga wada siiyo samir iyo iimaan Aamiin.

Waxaa diraya tacsida dadka magacyadoodu soo socdaan.
1- Danjire Axmed Cabdullahi Maxamed

2- Maxamed Cumar dhudi

3- Saciid Nuur Cali

4- Abshir Warsame Diirshe

5- Saciid Maxamed Xaji

6- Amin IIkow Xasan

7- Cali Nur Macalin

 

bogga tacsidaHalkan Guji Si Aad U Saxiixdo Bogga Tacsida.