TOP DHAGEYSO+SAWIRRO:- Wafdi uu hogaaminayo Safirka Midawga Yurub oo Maanta Gaaray Beledweyne.

0

Safarka beledweyne uu maanta ku gaaray danjiraha dowladda Djibouti uu ku gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku wehliya wakiilka midawga Yurub ee Soomaaliya iyo wakiilka midawga Afrika ee Soomaaliya waxaana garoonka Beledweyne si weyn ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka gobolka iyo sarakisha ciidammada .

Wafdiga ayaa waxaa uu kulan la qaatay maamulka iyo qaybaha bulshada waxaana laga wada hadlay barnaamijyada hormarinta la xiriira ee dowladda Jabuuti ay ka wado gobolkaas iyo arimaha amaanka sidoo kale arimaha dib u heshiisiinta ka socotay gobolka Hiiraan.

Safiirka iyo xubnaha la socday oo ay wehliyaan mas’uuliyiinta maamulka gobolka ayaa waxaa ay soo kormeereen qaybo ka mid ah magalada Beledweyne si gaar ah goobo dowladda Jabuuti ay ka fulisay mashaariic hormarined .

Hoos ka dhageyso codadka safiiradda:

dayib

Daawo sawiradda:

Grabbed Frame 19 Grabbed Frame 20 Grabbed Frame 21 Grabbed Frame 22 Grabbed Frame 23 Grabbed Frame 24