Daawo Muuqaal:- Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Gaaray Laascaanood iyo Xiisad Saaka Halkaasi Ka Taagan.

0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Tagay Dagmadda Laascaanood Ee Gobolka Sool, Waxaanna Halkaas ku soo dhaweeyay Qeybaha Kala duwan ee Bulshadda.

Wararka saaka ka imaanaya magaaladaasi ayaa sheegaya in xiisad laga cabsi qabo deegaankaasi oo maamulkiisa ay kuwada hardamayaan maamuladda puntland, somaliland, iyo Khaatumo Stade.

Daawo Muuqaalka Booqashada.