TOOS U DAAWO:- Sida munaasabada 1-da Luulyo looga xusay magaalada Muqdisho…

0

Xuska munaasabada 1-da Luulyo ee maalinta Qaranimada umada Soomaaliiyeed ayaa sanadkaan waxeey ku soo aaday xili lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaaanka waxaana wacdaro dhigay Shacab dhiig leh oo diiday in ay ka seexdaan ama dhaafto maalintaan Qiimaha badan .

https://www.youtube.com/watch?v=vxXgirGiFqw