DAAWO SAWIRO: Laga soo qaaday Boqol fardo oo lagu tartansiiyay dabaal.

0

Sida lagu soo daabacay dailymail.com waxaa shalay ka dhacday Magaalada Virginia ee dalka Mareykanka Tartanka sanadlaha ah ee Chincoteague dabaasha cross-channel kaasoo loo qabtay in ka badan 100 faras.

Tobanaan kun oo daawadayaal ah ayaa ka soo qeybgalay kuwaasoo daawanayay tartanka dhexmarmarayay fardaha inta la eeyay gudaha bada lagu tartansiinayay sida ay u dabaalanayaan oo ay badda uga bixi karaan.

Fardaha tartanka ka qeybqaadanayay ayaa qiimo ahaan lagu sheegay ku dhawaad 2000 $ marka la qiyaaso lacagaha lagu soo iibiyay.

Qaar ka mid ah dadka dhex dhexaadinayay tartanka ayaa dooman qaatay kuwwaasoo la socday sida tartanku u socdo.

Mid ka mid ah Fardaha ayaa ku guueystay tartanka kaasoo ku soo hormaray halkii qorshuhu ahaa in badda looga baxo.

Tartankaan oo shalay dhacay ayaa ahaa kii 90-aad oo loo qabto fardaha oo laftoodu ah kuwa hore loo carbiyay.

DAAWO SAWIRADA:

148 faras 1311 1211 1115 1011 910 814 713 227 177 163 157 149