TOOS U DAAWO:- Kooxda Axmed Madoobe oo u baqaysa amaanka magaalada Kismaayo oo shacabka isugu yeertay.

0

Maleeshiyo beeleedka Raskambooni ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ee Kismaayo fadhisaya ayaa aad ugu baqaysa amaanka ka dib markii magaalada ay dhowr mar ka dhaceen weeraro xoogan.

kooxdaan ayaa bilowday inay haatan shacabka isugu yeerto ayada oo lagada hadlayo sida amaanka looga wada shaqayn karo.

 

 

 

 

HALKAAN KA DAAWO KULAN KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO.