(DAAWO VIDEO) Ciidamadda Ahlusunna Oo Cudud militeri ku soo Bandhigay Caabudwaaq.

0

Maamulka ahlusunna ayaa guud ahaan isku balaariyay dagmadda cabudwaaq ee gobolka galgaduud kadib markii halkaasi ay kala wareegeen ciidanka dowladda somaliya.

Masuuliyiinta ciidanka ayaa faah faahin ka bixiyay qabsashadoodii cabudwaaq.

DAAWO MUUQAALKA: