TOOS U DAAWO:-Faysal Cali Waraabe oo sheegay in Siilaanyo Yahay Shaqsiga Soomaaliland Laf Dhabarka Jabinaayo”

0

Faysal Cali Waraabe oo ah Siyaasi Soomaaliland u dhashay ayaa go’aan adag ka qaaday xaalada ka jirta Magaalada Hargaysa wuxuuna u jawaab maamulka Soomaaliland.wuxuuna Waraabe kula xaajooday Dowladda Siilaanyo in dhibaato cusub ay ka badbaadiso Shacabka Soomaaliland.

Gudoomiyaha Xisbigga Mucaaridka ah Ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa Waxaa uu sheegay in Maamulka uu Hogaamiyo Siilaanyo uu Maamulkaasi ku Hogaaminaayo Hog Cidlo ah

 

 
https://www.youtube.com/watch?v=anrM6rzSE6g