(DAAWO VIDEO) Madaxwaynihii hore ee Puntland oo kusoo wajahan magalada Garowe.

0

Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr. Cabdirixmaan Sheikh maxamed Faroole ayaa lagu wadaa maanta oo arbaco Ah Inuu yimaaddo Caasimadda Puntland ee Garowe,

Dr. Faroole ayaa maalmahaan Howlo Tacsi ah ujoogay magaaladda Hargeysa Ee Xarunta Maamulka Somaliland Kadib markii Xaaskiisa Ay Ku Geeriyootay Caasimadda Puntland ee Garowe,

Magaaladda Garowe ayaa laga dareemayaa Dhaq-dhaqaaq Xoogan iyo Soo Dhaweynta Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr. Faroole,

Wariyayaasha Ayaa Hadda Ku maqan Goobta Lagu Soo Dhaweynayo Wafiga Dr. Faroole Waxeyna soo sheegayaan in Dad farabadan ay Safaf Dhaadheer ugu Jiraan Soo Dhaweynta Madaxweynaha.

Hoos ka daawo Xaflad qado ah oo shalay garowe loogu sameeyay Hargeisa.