TOOS U DAAWO:-Madaxweyne Xasan oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Maamuladda”Nin Walbo in Meel Istaago Yuunna Dowladda”

0

Madaxweynaha Jamuuriyada Somalia Xasan Sh maxamuud qudbad xiiso badan oo dhinacyo badan uu ka horjeediyay Barlamaanka somalia.
Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah waxaana uu si qodo dheer faahfahin uga bixiyay marxalada Dalka somalia isagoo madaxweynuhu si adagna usheegay in dawlada somalia aanay rali ka ahayn darbiga kenya ka dhisaso xadka somalia iyo kenya.

https://www.youtube.com/watch?v=bqieQD8ugWY