DEG DEG ciidamada amisom ka joogay magalada jowhar oo lasoo shegayo iney isaga baxayaan

0

 

 

Wararka naga soo gaaraya gobolka sh/beelaha dhexe gaar ahaan magalada jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada nabad ilaalinta amisom ay bilaabeen dhaqdhaqaqyo ay uga baxayayan deeganada ay kaga sugan yihiin g/shabeelaha dhexe

Ayada oo weerarkii ciidamada amisom gaar ahaan kuwa burundi  sida ba. an loogu layaay aya waxay bilabeen ciidamada amisom iyo kuwa DFS iney gabi ahanba iskaga baxaan g/shabeelaha hoose

Tana waxay kusoo beeg meeysaa malinta bari ah oo ay bisha barakeysan ku beegan tahay 17 ayaa kooxda shabaabna ay sheegeen iney geeysan doon weeraro culculus

LASOCO WAXII KUSOO KORDHA INSHA ALAAH