DEG DEG:- Ciidamada Ethopia Oo iskaga Baxay Cadaado +SABAB?.

0

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamadii Ethopia ay iskaaga baxeyn Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

Xarunta Madaxtooyada, Air Port, iyo Xirada Kafaalo, oo mudooyinkii dambe ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada Ethopia ee qeybta ka ah Howgalka amisom ay Maanta Iskaaga baxay Xarumahaas,

Wariyayaasha ayaa soo sheegaya in ciidanka ay U Baxeen dhinaca magaaladda dhuusamareeb Halkaas oo ay maamulaan Ururka Ahlusunna waljameeca.

Dhawaan ayeey aheyd markii Dagmada Cadaado lagu doortay Laguna Caleema saaray Madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug, waxaanna Halkaasi Booqday Madaxkala duwan oo Katirsan dowladda Somaliya iyo beesha Caalamka.

La soco faah faahinta.