DHAGEYSO:- Gudiga Doorashada Cadaado Xog badan ka bixiyay Doorashada maanta dhaceyso

0

Farxiyo Xasan Cali oo ka mid ah gudiga doorashada maamulka Galmudug oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa wareysi aan la yeelanay waxay kaga hadashay arimo badan oo ku aadan doorashada maanta dhaceyso.

Waxay beeniyay in xildhibaanada qaar laaluush ay qaateen, laakiin goordhow waxaan idiin soo gudbin doonaan xildhibaan ka shifaya lacagaha la siiyay xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-