Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo warbaahinta kula hadlay magaalada Cadaado ayaa si cad u sheegay ineysan dhici doonin in baarlamaankooda uu keeno mooshin sida lagu bartay baarlamaanka Soomaaliya.
Wuxuu sheegay iney arintaasi ka hortagi doonaan sida uu xaqiijiyayna ay ka shaqeyn doonaan horumarinta gobolka Mudug iyo Galgaduud.
Hoos ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Baarlamaanka:-