TOOS U DHAGEYSO:- Khudbada Musharax Axmed Macalin Fiqi uu ka hor jeediyay Baarlamaanka Cusub ee Maamulka Galmudug

0

Musharax Axmed Macalin Fiqi oo ka  mid ah Musharaxiinta u Taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa Maanta khudbad ka Hor Jeediyay Baarlamaanka Cusub ee Galmudug,

Musharaxa ayaa soo bandhigay waxyaabaha uu qabanayo Shacabka Dega hadii uu ku Guuleeysto Xilka Madaxweyne isla markaana waxa uu so bandhigay qorsha Barnaamijkiisa Siyaasadeed.

Hoos ka Dhageyso Khudbada Musharax  Axmed Macali Fiqi: