TOOS U DHAGEYSO WAREYSI:- Cali Abtidoon Xalane “Dhismaha maamulka Galmudug Meel wanaagsan ayuu marayaa”

0

Agaasimaha guud ee wasaarada Arimaha gudaha iyo federaalka Cali Abti Doon Xalane ayaan wareesanay asaga oo ku sugan magaalada Cadaado wuxuuna sheegay in haatan aad loogu diyaar garoobayo doorashada bari dhacaysa.

Cali Abdidoon ayaa tilmaamay in maamulka Galmudug markii loo eego dhismaha maamuladii kale ee dalka in haatan asagu uu yahay kii ugu wanaagsanaa habka loo maray dhismihiisa.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA.