DHAGEYSO WAREYSI:- Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo Arrimo badan ka hadlay

0

Cabdikariim Xuseen Guleed oo shalay loo doortay madaxweynaha maamulka Galmudug kaddib markii uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada maamulkaasi oo ka dhacday magaalada Cadaado.

Cabdikariim ayaa helay 49 cod sidaasna ku noqday madaxweynaha maamulka cusub ee Galmudug.

Haddaba madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa ka warbixiyay howlaha ugu horeeyo ee uu qabanayo iyo waxa ku kalifay inuu u tartamo xilka Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Madaxweyne C/kariin:-