DHAGEYSO:- Wasaarada arimaha gudaha oo ka hadashay Doorashada Cadaado ka dhaceyso

0

Cali Abti Doon Xalane agaasimaha Guud ee wasaarada  arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa ka hadlay doorashada maanta la filayo  iney ka dhacdo magaalada Cadaado iyo caqabadaha uu la kulmay.

Agaasimaha ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu leeyahay Cadow Shisheeye iyo mid gudaba ayna dhameyn doonaan khilaafka gudaha ee Ahlu sunna iyo dowlada Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka Agaasimaha Guud:-