Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Bashiir Cabdi Cismaan Nuur.

0

Inaa lilaah wa inaa ileehi raajicuun, Waxay jaaliyada u tacsiyeenaysaa Cabdi Cusmaan Nuur geeridii ku timid wiilkiisa Bashiir Cabdi Cismaan oo ku geeriyooday wadanka Switzerland kadib markuu halkaas u tagay shaqo dhawr bari qaadanaysay,

Dhamaan waxaan leenahay allaha Samir iyo iimaan ka siiyo Aabe Cabdi Cismaan Nuur iyo dhamaan reer Cismaan Nuur iyo qaraabada uu ka geeriyooday iyo dhamaan asxaabtiisa, asagana janna fardowsa allaha ka waraabiyo aamiin.
Tacsidaan waxaa diraya dhamaan jaaliyada magaalada Birmingham.

Xaaji Cabdiraxmaan Xuseen (Odaywaa)

Col. Axmed Aadan (Calow)

Cabdulahi Goonweyn

Cali Cabdul Isxaaq

Waayeel Cali Shire

Sh Xasan Xayle

Cali Faarax Seeraar

Guhaad Cali Gurxan

Cabdulahi Rafle Gurxan

Xasan Coongaab

Maxamed Cabdulaahi lugyar

Cabdirisaaq Muuse Xasan

Cabdulahi Cali Madoobe

Maxamed Muxumed Aadan

Cabdirizak Muse Xasan

Xuseen Muse Buraale

Sheekh Axmed Sheekh Cilmi

Xasan Xalane

Cali Sh Aadan Shire

Cabdullaahi Maxamed Giigiile

Daahir Muse Xasan

Faarax Cabdi Guuleed

Nuur-Salaad Shidane

Shire Cabdisamad

Cabdinasir Nuunow

Jaamac Faarax Coongaab

Cumar Nuur Shire

Cabdulaahi Aadan Nuure

Sade Huruuse Xalane

Aweys Xasan Cabdi

Faarax Oday

Daahir Faarax Afdheere

Maxamad Ibraahim Xoosh

Maxamed Faarax Janogale

Maxamed Xasan Cilmi

Abdiwali maxamed Guuleed

Duwane Daahir Faarax

Cabdi Cali Bare

Huruuse Warsame Xasan

Ahmed Cabdi Wagad

Cabdishakuur Cismaan Garaad

Xuseen Maxamed Faarax

Cabdulqaadir Gaaciye

Axmed Cali Cabdul

Cabdinaasir Aadan tuure

Faarax Soofe

Bare Cabdi Xirsi

Cabdiqafar Maxamed Sugule

Eng Cali Aadan

Bashiir Dhagaafe

Dubad Maxamed iyo

Mowlid Indhojacayl