Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Saciid Ibraahim Ahmednuur Awdiiriye.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa markay taariikhdu ahayd 25-06-2015 ku geeriyooday Magaalaga PALERMO ee dalka Talyaaniga Allaha u Naxariistee Marxuum Saciid Ibraahim Ahmednuur Awdiiriye.

Allaha U Naxariistee Marxuum Saciid Ibraahim Ahmednuur Aw Diiriye ayaa waxa uu ka mid ahaa dhalinyarada dhawaan soo galay dalka Talyaaniga, waxaa iminka uu maydkiisa yaalaa Isbitaalka magaalada Palermo ee dalka Talyaaniga.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Saciid Ibraahim Ahmednuur Awdiiriye, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Aw Diiriye gaar ahaana Reer Ibraahim Ahmednuur Awdiiriye, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Saciid Ibraahim Ahmednuur Awdiiriye, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Saciid Ibraahim Ahmednuur Awdiiriye janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

saciid
Marxuum Saciid Ibraahim Ahmednuur Awdiiriye

Waxii Faahfaain Ah kala soo xiriir  emailka Allgalgaduud Media ee ah allgalgaduud@gmail.com