Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Faadumo Warsame Anger.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 05-07-2015 ku geeriyootay Magaalaga Muqdisho Allaha u Naxariistee Marxuumad Faadumo Warsame Anger.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Faadumo Warsame Anger, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Warsame Anger iyo Reer Dhamaan Boordage, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Faadumo Warsame Anger, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Faadumo Warsame Anger janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

tacsiii