Sawiro-Kulan Lagu Taagerayo Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Galmudug Oo Gaalkacyo lagu Qabtay

0

Kulunkaani Maanta Magalada Gaalkacyo ay ku yeesheen Masuuliyiin iyo odayaal ka soo jeeda Galmudug ayaaa waxaa ay ku soo dhaweyeen Gudoonka Baarlamaanka Galmudug iyo labadiisa Ku xigeen kuwasi oo dhawaan Lagu doortay Dagmada Cadaado ee xarunta Shirka Maamul usameynta Gobolada Dhaxe iyadoona Dhinac kale bogaadiyay  qaabka uu xilligaani u socdo shirka Cadaado

Masuuliyiinta iyo odayaasha Dhaqanka ayaa waxaa Gudoomiye ku xigenka 1aad ee Golaha Baarlamanka Galmudug Xareed Cali Xareed Oo Horay Galmudug Wasiir ka soo Noqday ugu baaqeen in uu ka soo dhalaalo xilka loo doortay

212 116 83 79 78 64 46